Dhageyso Nin Ka Tanaasulay Xubinimada Ururka Al-Saadicuuna Bil-xaq Oo Lagu Soo Bandhigay Gobolka Nugaal

Maamulka gobolka Nugaal ayaa sheegay in degmada Garoowe ay ku soo bandhigeen nin ka soo baxay Urur diimeed dhowaan lagu dhawaaqay oo inta badan laga mamnuucay deegaanada Soomaalida degto.

Cumar Cabdullaahi Cismaan Faraweyne oo ah Gudoomiyaha Gobolka Nugaal ay fagaare lagu soo bandhigaayey ninkan ka soo baxay Ururka Al-Saadicuuna Bil-xaq ka hadlay isagoo sheegay in Ururkaan iyo Ururo kale horay looga mamnuucay deegaanada Puntland.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here