Raashin Gargaar Ah Oo Uu Dhiibay Gudoomiye Kuxigeenka 2aad Ee Baarlamaanka Mahad Cabdalle Cawad Ayaa Lagu Qaybiyey Degmada Towfiiq Ee Gobolka Mudug(Video)

Raashin gargaar uu degmada Towfiiq u diray Gudoomiye kuxigeenka 2aad ee Baarlamaanka Federalka Soomaaliya mudane Mahad Cabdalle Cawad ayaa waxaa laga qaybiyey Xero barakacayaal ay ku jiraan oo ku taallo degmada Towfiiq ee gobolka Mudug.

Dadkii masaakiinta ahaa ee ka faa’ideystay raashinkan gargaarka ah ayaa uga mahadceliyey gudoomiye Mahad Cabdalle Cawad.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here