Booliiska Puntland Ayaa Soo Bandhigay 5 Nin Oo La Qabtay Iyagoo Baabuur Ku Wado 3 Fuusto Oo Qaraxyo Ah(Sawiro)

Ciidamada Booliiska Puntland Qaybta Gobolka Bari ayaa maanta Soo Bandhigay Hawlgal 5 wiil dhalinyaro ah Iyo Caari lagu soo raray 3 Fuussto oo Qaraxyo ah iyo qalab kale oo loo adeegsado in lagu fuliyo Qaraxyada.

Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Bari Abdixakiim Yusuf xuseen oo Warbaahinta Maanta kula Hadlay goob ay ku soo Bandhigeen Raggaan lasoo qabtay ayaa ugu horayn wuxuu u Mahad celiyey Booliiska ee gacanta ku soo dhigay shirqoolkan loo maleegayey shacabka iyo maamulka degmada Boosaaso.

Hoos ka daawo dhalinyarada la qabtay iyo Fuustooyinka qaraxyada ka sameysan ee ay ku wateen gaariga yar ee deegaanada Puntland looga yaqaano “Dhikilo”.

 

Qarax Bosaso Qarax Bosaso1 Qarax Bosaso2 Qarax Bosaso3 Qarax Bosaso4 Qarax Bosaso5 Qarax Bosaso6 Qarax Bosaso7

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here