Ciidamada Puntland Oo Qabtay 5 Qof Oo Qaraxyo Ku Diyaarinaayey Xaafado Ka Tirsan Magaalada Boosaaso(Sawiro)

Ciidamada nabadgelyada Puntland ayaa howl gal ayka  sameeyeen xaafado ka tirsan magaalada Boosaaso ku soo qabtay qaraxyo iyo raggii qaraxa diyaarinaayo oo 5 qof.

Howlgallo ay Ciidamada ka sameeyeen xaafadaha kala duwan ee magaalada Boosaaso ayayaugu suurta galiyey in gacanta lagu dhigo qaraxyadan iyo dhagar-qabeyaashii maleegaayey.

“Waxaa lagu soo diyaariyay Fuustooyin saddex qaybood ah oo loogu talo galay in saddex gaari la saaro oo sadex meelood lagu qarxiyo waxay ciidanku gacanta ku dhigeen gaarigii siday iyo 5nin oo waday” ayuu yiri C/rashiid C/raxiin Ismaaciil oo ah Taliyaha Ciidamada Madaxtooyada Puntland.

Miino Miino1 Miino3

 

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here