Dhaqaatiir Ka Socota Dalka Imaaraatka Carabta Iyo Kuwait Oo Soo Gaaray Magaalada Hargeysa(Video)

Waxaa magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland soo gaaray Dhaqaatiir Ka Socota dalalka Imaaraadka Carabta Iyo Kuwait si ay uga qayb qaataan gurmadka abaaraha geeska Afrika.

Mas’uuliyiin ka tirsan Somaliland ayaa si diiran u soo dhaweeyey dhaqaatiirtan oo la rajeynayo inay wax weyn ka bedelaan xaaladda dadka reer Somaliland.

Hoos ka daawo soo dhaweynta

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here