Madaxweynaha Dalka Turkiga Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo(Sawiro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta la kulmey dhigiisa dalka Turkiga Recep Tayip Erdogan.

Madaxweyne Farmaajo ayaa dalka Turkiga joogi doono muddo 3 maalin ah isagoo halkaasi uga qayb galayo shirar kala duwan oo dalkaasi Turkiga ka dhici doono.

Hoos ka daawo kulanka madaxweyneyaasha Turkiga iyo Soomaaliya.

Farmajo and Erdogan Farmajo and Erdogan1 Farmajo and Erdogan2 Farmajo and Erdogan3 Farmajo and Erdogan4 Farmajo and Erdogan5 Farmajo and Erdogan6 Farmajo and Erdogan7

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here