Wadanka Shiinaha Oo Malaayiin Dollar Ugu Deeqay Abaaraha Ka Jiro Dalka Soomaaliya(Sawiro)

Wadanka Shiinaha ayaa dalka Soomaaliya ugu deeqday 10 Milyan oo Dollar oo loogu talo galay in lagu caawiyo Abaarta ka jirto gobolada dalka Soomaaliya.

Deeqdan Dowladda Shiinaha bixisay ayaa waxa ay ku wareejisay Hay’adda Cunada Aduunka (WFP).

Waxaa Munaasabadda lacagtan lagu wareejinayey ka qayb gashay Wasiirka Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka  Dowladda Federaalka Maryam Qaasim Axmed.

 

China Aid to Somalia3 China Aid to Somalia2 China Aid to Somalia1 China Aid to Somalia

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here