Akhriso Dowladda Federalka Oo War-murtiyeed Ka Soo Saartay Wadahadaladii Fashilmay Ee U Dhexeeyey Maamulka GalMudug Iyo Kooxda Ahlu-sunna

Waxaa maanta gelinkii dambe War-murtiyeed ka soo baxay xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdi Faarax Juxa laga soo saaray wadahadaladii u socday GalMudug iyo Kooxda Ahlusunna Waljamaaca ee ka dagaalanto gobolada bartamaha Somalia.

War-murtiyeedka waxaa lagu xusay in doorashada Madaxweynaha GalMudug la qabto 30-ka bishan taasoo ahayd xilligii lagu balamay.

Hoos ka akhriso warmurtiyeedka

Warmurtiyeedka Ahlunna iyo Galmudug

 

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here