Akhriso Maamulka Ahlusunna Ayaa Warsaxaafadeed Ka Soo Saaray Wadahadaladii Fashilmay Ee Ay La Galeen Maamulka GalMudug

Kooxda Ahlusunna oo maanta warsaxaafadeed ka soo saartay wadahadaladii fashilmay ee ay lahaayeen maamulka Galmudug ayaa sheegay inay weli diyaar u yihiin in la sameeyo maamul loo siman yahay oo ay helaan bulshada Gobolada Dhexe.

Ahlusunna oo ku howlgalo magaca Dowlad Goboleedka Gobolada Dhexe ayaa warsaxaafadeedka hoos ku qoran maanta ka soo saaray degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud.

War

Warsaxaafadeed Ahlusunna

 

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here