Dhageyso Mid Ka Mid Ah Fanaanadii Aadka Loo Jeclaa Ee Hobolada WAABERI Oo Ka Mid Ah Barakacayaasha Ku Nool Duleedka Muqdisho

Sitey Nuur Maxamed (SITEY MANOOGTO) oo ka mid ahayd Hobalada waaberi kuwa uga caansan ayaa xiligan ku nool xeryaha barakacayaasha duleedka magaaladda Muqdisho.

Sitey Manoogto waxay la nooshahay caruur badan oo isugu jiro wax iyada ay dhashay iyo wax ay Caruurteeda sii dhaleen oo ay Ayeeyo u tahay.

Hoos ka dhageyso Sitey Manoogto oo wareysi siisay Warbaahinta Radio Danan magaalada Muqdisho.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here