Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Federalka Oo Caawa Qarax Lagula Beegsaday Magaalada Muqdisho

Waxaa magaalada Muqdisho caawa qarax lagula eegtay Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya kaasi oo lagu magacaabo Maxamuud Abukaate.

Xildhibaan Maxamuud Abukaate ayaa xiliga Qaraxa lala beegsanaayey ku sugnaa degmada Hodan ee gobolka Banaadir iyadoo la sheegayo in qaraxa ay ka dhasheen khasaarooyin u badan dhaawacyo.

Ciidamada Booliiska iyo Nabadsugidda dowladda Federalka ayaa gaaray goobta uu Qaraxa ka dhacay, waxayna halkaasi ka sameeyeen baaritaano kooban oo dadkii ka agdhowaa qaraxa.

Waxaa magaalada Muqdisho ku soo badanaayo qaraxyada noocyadooda kala duwan

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here