Afhayeenkii Nabasugidda Maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Carab Oo Loo Dalacsiiyey Isla Jagadiisii Oo Heer Federal Ah(Akhriso Wareegtada)

Waxaa maanta wareegto ka soo baxday xafiiska Wasiirka Amniga Dowladda Federalka xil loogu magacaabay Afhayeenkii Nabadsugidda Jubbaland Axmed Carab.

Axmed Carab ayaa loo magacaabay isla jagadii uu ka haayey Jubbaland oo heer Federal ah. Nabadsugidda Jubbaland ayaa aad loogu amaanaa inay si weyn u sugtay amniga magaalada Kismaayo oo horey u ahaan jirtay kawaan dadka lagu laayo ka hor maamulka Jubbaland.

wareegto-afhayeenka W A Gudaha

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here