Madaxweyne Farmaajo Oo Waraaqaha Aqoonsiga Ka Gudoomay Danjiraha Cusub Ee Itoobiya U Soo Magacowday Soomaaliya(Sawiro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somalia Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga ka gudoomay Jamaaludiin Mustafe Cumar oo a safiirka cusub ee dalka Ethiopia usoo magacowday Somalia.

Shaley ayuu Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar uu waraaqaha aqoonsiga ka gudoomay danjire Jamaluddiin.

In danjire Jamaluddiin muddo labo maalin gudahooda waraaqaha uga gudoomaan madaxweynaha iyo Wasaaradda arimaha dibadda Waxay muujineysaa saansaanta safar ee Wafdiga madaxweyne Farmaajo uu maalinta Arbacada ku tagaayo dalka Itoobiya.

Hoos ka daawo sawirada madaxweyne Farmaajo iyo danjire Jamaluddiin.

Farmajo with Jamaludin Farmajo with Jamaludin1 Farmajo with Jamaludin2

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here