PHOTO NEWS: Xeebaha Gobolka Bari Waxay Ka Mid Yihiin Xeebaha Ugu Qurxoon Dalka Soomaaliya(Sawiro)

Soomaaliya waxay leedahay xeebta 2aad ee ugu dheer qaaradda Afrika, inta badan gobolada dalka Soomaaliya waxay leeyihiin xeeb taasoo tusmo u ah sida gobol kasto uga faa’ideysan karo dalxiiska Badaha oo iyadana ka mid ah ilaha dhaqaale badan laga sameeyo aduunka.

Sawirada soo socdo waxaa laga soo qaaday xeebaha gobolka Bari oo ah gobolka kaliya ee xuduud la leh Badweynta Hindiya iyo Badda Carabta(Gacanka Cadan).

Xuquuqda Sawirada: Jaamac Deperani

Xeebaha Gobolka Bari Xeebaha Gobolka Bari1 Xeebaha Gobolka Bari2 Xeebaha Gobolka Bari3 Xeebaha Gobolka Bari4 Xeebaha Gobolka Bari5 Xeebaha Gobolka Bari6 Xeebaha Gobolka Bari7

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here