Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dowladda Soomaaliya Oo La Kulmay Dhiggiisa Dalka Turkiga(Sawiro)

Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa dowladda federaalka Soomaliya Mudane Nuur Maxamed Hassan ayaa shaley kulan la qaatay dhiggiisa dalka Turkiga mudane Mr. Faruk Çelik. Kulanka ayaa ka dhacay magaalo xeebeedka Antalya ee dalka Turkiga.

Labada wasiir ayaa isku waafay in dalka Soomaaliya loo tababaro howlwadeeno ka shaqeeyo xanaanada xoolaha iyo waliba dhanka howlwadeeno ka shaqeeyo Wax-soo-saarka Beerha.

Hoos ka daawo kulanka labada wasiir

Sh Nuur Sh Nuur1

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here