Madaxweyne Farmaajo Ayaa Garoonka Diyaaradaha Muqdisho Kula Kulmay Taliyaha Ciidamada Mareykanka Qaaradda Africa Ee AFRICOM (Sawiro)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa shaley garoonka diyaaradaha ee Muqdisho kula kulmay taliyaha ciidamada Mareykanka ee ka howlgalo Qaaradda Afrika(AFRICOM) Jeneral Thomas Waldhauser.

Waxaa kulanka goobjoog ka ahaa safiirka Mareykanka ee Somalia danjire Schwartz, wasiirka Gaashaandhigga Somalia, taliyaha ciidanka Milateriga Soomaaliya iyo saraakiil kale.

Madaxweynaha ayaa taliska AFRIOM kala hadlay sidii loo xoojin lahaa ciidamada Milateriga Soomaaliya oo hadda kartidooda ay aad u liidato.

 

Farmaajo with Africom safiir-mareykan1 safiir-mareykan2 safiir-mareykan3-768x768

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here