Dhageyso Gudoomiyaha Gudiga Qaban-qaabada Shirka London Oo Ka Warbixiyey Shirkii Maanta Ay Ku Yeesheen Xerada Xalane

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir la sheegay inuu horudhac u yahay sareeyo oo horu dhac u ah Shirka Caalamiga ah ee lagu wado in 11-ka bishan uu ku qabsoomo magaalada London ee xarunta boqortooda Ingiriiska.

 

Shirka maanta oo ay ka soo qayb galeen wakiilada beesha Caalamka iyo madaxda Soomaaliya ayaa waxaa ka warbixiyey Cabdiraxmaman Yuusuf Cali ceynte oo ah Gudoomiyaha Guddiga qaban-qaabada Shirka london.

Hoos ka dhageyso codka C/raxmaan Caynte.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here