Madaxweynaha Soomaaliya Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Addis Ababa Ee Dalka Itoobiya(Sawiro)

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo oo maanta booqashadii ugu horreeysay ku tagay dalka Itoobiya ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Addis Ababa.

Waxaa madaxweyne Farmaajo garoonka diyaaradaa Addis Ababa ku soo dhaweeyey Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn,madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar iyo mas’uuliyiin kale.

WaxaY qaadan doontaa Booqashada madaxweyne Farmaajo uu joogo dalka Itoobiya kaliya muddo labo maalmood.

 

Farmajo in Ethiopia Farmajo in Ethiopia0 Farmajo in Ethiopia1 Farmajo in Ethiopia2 Farmajo in Ethiopia3 Farmajo in Ethiopia4

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here