Madaxweyne Farmaajo Ayaa Agab Roobka Looga Onkorto U Qaybiyey Dad Barakacayaal Ah Ka Hor Inta Uusan U Duulin Dalka Itoobiya(Sawiro)

Waxaa maanta lagu wadaa in uu dalka Itoobiyo u safro madaxweynaha dowladda Federalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo.

Wuxuu Saacado ka hor inta uusan duulin uu madaxweynaha booqdey xerooyinka ay ku noolyihiin dadka barakacayaasha ah, halkaasina uu Bacaha roobka laga galo ugu qeybiyey shacabka tabaaleysan.

Hoos ka daawo Sawirada madaxweynaha oo soo kormeeray barakacayaasha isla markaasina Baco u qaybiyey dadka tabaaleysan.

Farmaajo3

Farmaajo1 Farmaajo2

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here