Wasiir Cabbaas Siraaji Oo Xaley Lagu Dilay Madaxtooyada Horteeda Ayaa Galabta La Aasay(Sawiro)

Waxaa galabta Qabuuraha Isbitaal Madiina ee magaalada Muqdisho lagu aasay Allaha u naxariistee Wasiirkii Howlaha Guud ee Xukuumadda Soomaaliya Cabaas Siraaji, kaasoo xalay lagu dilay madaxtooyada horteeda.

Waxaa ka soo qayb galay Aaska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Xasan Cali Kheyre iyo Mas’uuliyiin kale.

 

Waxaa muran dheer kadib la soo xiray askartii toogatay AUN Wasiir Cabaas Siraaji.aaska cabaas Siraaji4 aaska cabaas Siraaji3 aaska cabaas Siraaji2 aaska cabaas Siraaji1 aaska cabaas Siraaji

 

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here