Hogaamiyihii Dhanka Siyaasadda Ururka Xamaas Khaalid Mishcal Oo Lagu Bedelay Hogaamiye Kale

Waxaa Dooraasho ka dhacday magaalooyinka Gaza iyo caasimadda dalka Qatar ee Doxa ayaa Ismaiil Haniah loogu doortay inuu noqdo hogaamiyaha cusub ee dhanka siyaasada ee ururka Xamaas.

Ismail Haniah ayaa wuxuu bedalayaa Khaledd Meshaal oo xilka hayey tan iyo 1996-dii.

Waxaa xilkan ku tartamay Sadax sarkaal kuwaas oo kala ahaa Ismail haniah, Abu Marzuuq iyo Mohamed Nazaal,  waxaana ugu dambeyn doorashada ku guuleystay Ismail Haniah.

Hogaamiye Ismail Haniah ayaa horey usoo noqday Ra’sulwasaaraha dalka Falastiin.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here