Maamulka HirShabelle Oo Weli Hanjabaado U Diraayo Dowladda Federalka(Akhriso)

War-saxaafadeed u muuqday mid hanjabaad loogu diraayo madaxda dowladda Federalka Soomaaliya ayaa maanta ka soo baxay shir ay yeesheen Golaha Wasiirada Maamulka Hirshabeelle.

Maamulka HirShabeelle oo aad uga careysan talaabadii dowladda federalka ay ka qaaday diyaaradihii Qaadka ee Jowhar laga soo wareejiyey ayaa dowladda Federalka ku eedeynayo inay meel uga dhacayso madaxbanaanda HirSabeelle.

Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka HirShabeelle

 

Hanjabaadda Hirshabeelle Hanjabaadda Hirshabeelle1

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here