Madaxweyne Axmed Madoobe Oo Maanta U Dhoofay Dalka Ingiriiska(Sawirro)

Waxaa maanta magaalada Kismaayo ka dhoofay Madaxweynaha maamul Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Madoobesi uu uga qayb galo Shirka London ee kaalmada loogu aruurinaayo dalka Soomaaliya.

Madaxweyne Axmed ayaa sii mari doona Magaalada Nairobi oo uu maalmo kadib  uga sii gudbi doono magaalada London oo 11-ka bishan uu si rasmi ah uga furmi doono shirka kaalmada loogu aruurinaayo dowladda Soomaaliya.

JL Leader JL Leader1 JL Leader2

SHARE

2 COMMENTS

  1. Casowe siyasada beelaha gorma ayuu ku biiray sheekhii dhamaa masaas baa kuu danbaysay wadaadadu siday diinta ugudbin mar hadii ay fiqi tolkii kama jano tago taahan tahay9

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here