Maxkamadda Ciidamada Puntland Oo Maanta Xabsiga Ka Fasaxday 11 Qof Oo Shabaabnimo Ku Eedeysanaa(Sawiro)

Maxkamada Ciidamada Puntland ayaa maanta dib xoriyadooda u siisay 11 qof oo lagu soo eedeeyey iney ka tirsanaayeen maleeshiyada Alshabaab.

Cabdifitaax Xaaji Aadan oo ah Guddoomiyaha Maxkamada Ciidanka ayaa ku ku dhawaaqay xukunka isagoo xusay in ragan Maxkamada ay ku weysay wax danbi ahisla markaasina xabsiga laga sii daayey.

Magacyada eedeysaneyaasha la sii daayey, da’dooda iyo deegaanada ay ka soo jeedaan hoos ka akhriso:

1- Liibaan Maxamed Maxamuud, 20 jir, Muqdisho

2-  Cabdullaahi Xasan Fiidow, 30 jir ,Mahadaay

3- Abuukar Cabdikarin Maxamed, 21 ji,Jowhar

4- Cabdiweli Maxamuud Cabdullahi, 21 jir, Muqdisho

5- Cabdikarim Maxamuud Cali  26 jir, Muqdisho

6- Cabdisalaan Muuse, 40 jir, Jowhar

7- Muuse Cabdi Maxamuud , 29 jir, Jowhar

8- Cabdinaasir Maxamed Maxamuud,  29, Afgooye

9- Maxamed Xasan Aweys, 27 jir, Muqdisho

10- Maxamed Cawad Siciid, Boosaaso

11- Siyaad Faarax  Xuseen,  19 jir, Luuq

 

Gudomiye Maxkamad

Eedeysane Eedeysane1 Eedeysane2 Eedeysane3

 

Eedeysane4

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here