Qoyska Marxuum Cabbaas Siraaji Oo Madaxda Dowladda Ka Dalbaday In Cadaaladda La Horkeeno Dambiileyaashii Dilay Wiilkooda(Video)

Qoyska uu ka dhashay Allah u naxariistee Wasiirkii Howlaha Guud Cabbaas Siraaji ayaa dowladda Federalka ka codsaday in cadaaladda la horkeeno kuwii dilay wiilkooda.

AUN Wasiir Cabbaas Siraaji ayaa ku soo barbaaray xeryaha Qaxootiga IFO halkaasoo uu ku soo qaatay waxbarashadiisa heerarkeeda kala duwan.

Hoos ka daawo Qoyska Wasiirka oo aad u murugeysan ayaa wareysi siiyey TV-ga Horn Cable.

SHARE

2 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here