Madaxweyne Farmaajo Oo Maanta Soo Gaaray Gobolka Shabeelaha Hoose

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta Safar dhanka Dhulka ah ku tagay deegaano ka tiro gobolka Shabeelaha Hoose.

Madaxweynaha ayaa wuxuu saakey xili hore soo gaaray degmada Afgooye halkaasoo uu kulamo kula qaadanaayo maamulka Koonfur Galbeed iyo waxgaradka degmada.

 Waxaa lagu wadaa inuu madaxweynaha gaaro deegaano kale oo gobolka ka tirsan iyadoo khataraha dhulka ay aad u badan yihiin.
Wixii akhaa ah oo la xiriiro safarka madaxweynaha dib ayaan idinkaga soo gudbin doonaa.
SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here