PHOTO NEWS: Booqashada Madaxweyne Farmaajo Ee Degmada Afgooye(Sawiro)

Waxaa saakey socdaal dhanka dhulka ah gobolka Shabeelaha Hoose ugu ambabaxay madaxweynaha federalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo.

Madaxweyne Farmaajo ayaa gaaray degmada Afgooye, wuxuuna halkaasi kula kulmay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka K/Galbeed iyo waxgaradka degmada.

Hoos ka daawo Sawirada booqashada madaxweyne Farmaajo ee degmada Afgooye:

Farmaajo in Afgooye Farmaajo in Afgooye1 Farmaajo in Afgooye2 Farmaajo in Afgooye3 Farmaajo in Afgooye4 Farmaajo in Afgooye5 Farmaajo in Afgooye6 Farmaajo in Afgooye7

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here