Danjiraha Ingiriiska U Fadhiyo Soomaaliya Oo Sharaxaad Ka Bixiyey Shirka London Oo Looga Hadlaayo Ciidamada Soomaaliya(Video)

Danjiraha dalka Ingiriiska u joogo dalka Soomaaliya David Concar ayaa ka warbixiyey shirka London ee looga hadlaayo Qorshaha Amniga Qaranka Soomaaliya.

Hoos ka daawo danjire David Concar oo si faahfaahsan u sharaxaayo Ajendaha shirka London iyo yididiilada Soomaalida ay ka qabto shirkaas.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here