Madaxweynaha Jubbaland Oo Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada London Ee Xarunta Dalka Ingiriiska(Sawiro)

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Ahmed Maxamed Islaam iyo wafdigiisi ayaa si heersare ah loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha Heathrow ee London.

Qaar ka mid ah Jaaliyadda Jubbaland ee dalka Ingiriiska ayaa garoonka diyaaradaha ku sugaayey madaxweyne Axmed iyo wafdigiisi si ay u soo galbiyaan.

Madaxweynaha Jubbaland ayaa ka qayb galaayo shirka Arimaha Amniga iyo dhaqaalaha Soomaaliya ee lagu qabanaayo magaalada London.

Xigasho: Dhanaan

Madoobe in London Madoobe in London1 Madoobe in London2 Madoobe in London3 Madoobe in London4 Madoobe in London5 Madoobe in London6 Madoobe in London7 Madoobe in London8 Madoobe in London9 Madoobe in London10 Madoobe in London11 Madoobe in London12

 

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here