Dhageyso Nin Gabar Kufsaday Oo Xabsi Dhowr Sano Ah Lagu Xukumay Gobolka Nugaal

Maxkamadda degmada Burtinle ee Gobolka Nugaal ayaa 5 sano oo xarig ah ku xukuntay eedeysane lagu magacaabo Bashiir Cabdulqaadir Daahir kaasi oo lagu soo oogay dambi ah  inuu kufsaday Gabar 13 sano jir ah.

Sidoo kale, Bashiir Cabdulqaadir Daahir waxaa lagu xukumay inuu 3 Milyan Shilin Soomaali oo u dhigano 44 Sako oo Ari ah.

Ninkan oo lagu soo eedeeyey mid ka mid ah dambiyada ugu waaweyn marka loo fiiriyo Diinta Islaamka ayaa maxkamadeyntiisa waxay u muuqtaa mid uu hareeyey xeer-jajab iyo dhaqan Soomaali.

Hoos ka dhageyso codka Garsoorka

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here