Howlgalka AMISOM Ayaa Maamulka Jubbaland Ku Wareejiyey Saldhig Booliis Oo Ay Dayactir Ku Sameeyeen(Sawiro)

Saraakiil ka tirsan Howlgalka Midowga Africa ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa shalay ku wareejisay saldhig boolis oo dib loo dayactiray maamulka Jubbaland, dayactirka ayaa qeyb ka ah taageerada booliska Soomaaliyeed.

AMISOM waxay sii wadeysaa la shaqeynta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed si ay u awoodaan fulinta waajibaadkooda si wax ku ool ah iyo iney Soomaaliya ka dhigaan meel amaan ah.

Source: AMISOM

Saldhig Kismaayo Saldhig Kismaayo1 Saldhig Kismaayo2

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here