TOOS U DAAWO: Shirka London Oo Hadda Khudbado Ay Ka Jeedinayaan Madaxda(Video)

Waxaa goordhow Aqalka Lancaster House ee dalka Ingiriiska ka bilowday khudbadaha madaxda ka qayb galaayo shirka London ee lagu taageerayo Soomaaliya.

Shirka London waxaa si wada jir u shir guddoominaya Madaxweynaha Soomaaliya, Ra’iisul Wasaaraha Britain Theresa May, iyo Xoghayaha Guud ee QM.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goordhow khudbad ka jeediyey shirka, isagoo ugu horeyn u mahad celiyay dowladda Ingiriiska.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here