Dhageyso C/laahi Gaafow Oo xaqiijiyey In Darawalkiisa Uu Si Bareer Ah U Dilay Kaaliyihii Maxkamadda Sare Marxuum Mursal Cumar

Taliyihii hore ee Nabad Sugida C/llaahi Gaafow Maxamuud ayaa qirtay in nin darawalkiisa ahaa uu dil uu gaystay Kaaliyihii Maxkamadda Sare Mursal Cumar Cismaan.

Gacan-ku-dhiiglaha oo lagu magacaabo Faarax Cali Nuur ayaa lMursal Cumar ku dilay degmada Waaberi isla markaasina ka baxsaday goobta uu dilka ka geystay.

Hoos ka dhageyso codka C/laahi Gaafow oo qiray in darawalkiisa uu si bareer ah u dilay Marxuum Mursal.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here