Dhageyso Siyaasiyiin Sheegay In Kaaliyihii Maxkamadda Sare Mursal Cumar Lagu Dilay Bistoolad Ay Leedahay Hay’adda NISA

Waxaa maalinimadii Talaadada ee la soo magaalada Muqdisho lagu dilay Kaaliyihii Maxkamadda Sare ee dalka Soomaaliya Mursal Cumar Cismaan oo ka soo jeedo deegaanada Somaliland.

Gacan-ku-dhiiglaha dilay marxuum Mursal oo isku dayey inuu baxsado dilka kadib ayaa lagu magacaabaa Faarax Cali Nuur, wuxuuna dilkan ka dhacay degmada Waaberi ee gobolka Banaadir.

Taliyihii hore ee NISA C/laahi Gaafow ayaa lagu eedeeyey inuu dambiilaha ku qariyey guri gaar ah oo Muqdisho ku yaallo.

Hoos ka dhageyso codka Siyaasiyiin ka hadlay qaabka dilka u dhacay

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here