Madaxweynaha Dalka Turkiga Oo Dhalashada Turkiga Gacantiisa Ugu Qeybiyey Qoysas U Dhashay Dalka Suuriya(Sawiro)

Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa dhalashada dalka Turkiga gudoonsiiyay Caruur Suuriyaan ah iyo waalidiintooda kuwaasoo ka soo qaxay magaalada Xalab.

Madaxweyne Erdogan ayaa gacantiisa ku gudoonsiiyay Aqoonsiga dhalashada dalka Turkiga(Türkiye Cumhuriyeti Kimlik).

Madaxda Dalka Turkiga ayaa horay u balanqaaday in qaxootiga Suuriyaanka ah la siin doono dhalashada dalka Turkiga.

Syrian Children get Turkish Citizenship Syrian Children get Turkish Citizenship1 Syrian Children get Turkish Citizenship2 Syrian Children get Turkish Citizenship3 Syrian Children get Turkish Citizenship4 Syrian Children get Turkish Citizenship5

 

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here