Gudiga Gurmadka Abaaraha Maamulka K/Galbeed Oo Deeq Raashin Ah Gaarsiiyey Degmada Wanlaweyn Ee Gobolka Sh/hoose(Sawiro)

Gudiga Gurmadka Abaaraha maamulka Koonfur Galbeed ayaa raashin gargaar ah ka qaybiyey degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Waxaa deeqddan raashinka shacabka degmada u qaybiyey gudoomiyaha gobolka Sh/hoose Ibraahim Najax iyo gudoomiye Kuxigeenka dhaqaalaha iyo Maaliyadda gobolka Sh/hoose C/fitaax Xaaji Cabdulle.

Maamulka iyo shacabka degmada Wanlaweyn ayaa ka mahadceliyey deeqda la gaarsiiyey.

Gurmadka Abaaraha Wanlaweyn2 Gurmadka Abaaraha Wanlaweyn3 Gurmadka Abaaraha Wanlaweyn4 Gurmadka Abaaraha Wanlaweyn5 Gurmadka Abaaraha Wanlaweyn6 Gurmadka Abaaraha Wanlaweyn7 Gurmadka Abaaraha Wanlaweyn8

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here