Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa Soomaaliya Oo Qorshe Lagu Ciribtiraayo Cudurka Jadeecada Xoolaha Dejisay(Sawiro)

Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Dhirta & Daaqa ayaa waxey qabatay kulan 2 maalmood soconaayay kaa looga hadlaayay Istaraatiijiyadda Ciribtirka Cudurka PPR-ka.

Waxaa kulankan kaa soo ay ka soo qeyb galay Ururada Dhakhaatiirta Xannaanada Xoolaha, Ardayda ka Soo qalin jebisay Kuliyadaha Caafimaadka Xoolaha ee dalka, Ganacsatada Xoolaha iyo qaar ka mid ah xoolo dhaqatada dalka.

Wasaaradda ayaa waxay kulankan ka soo saartay nuqulka ugu horeeya ee Istaraatiijiyada
Ciribtirka Cudurka PPR ama jadeecada madow ee xoolaha ku dhacda.

Hoos ka daawo Kulanka Wasaaradda iyo Dhaqaatiirta Xoolaha:

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha DF Wasaaradda Xanaanada Xoolaha DF1 Wasaaradda Xanaanada Xoolaha DF2 Wasaaradda Xanaanada Xoolaha DF3 Wasaaradda Xanaanada Xoolaha DF4 Wasaaradda Xanaanada Xoolaha DF5

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here