Madaxweyneyaasha Dalalka Turkiga Iyo Mareykanka Oo Si Wadajir Ah Shir Jaraa’id U Qabtay(Video)

Madaxweyneyaasha dalalka Mareykanka iyo Turkiga oo maanta kulan ku yeeshay Aqalka Cad ee dalka Mareykanka looga arimiyo ayaa si wadajir ah shir jaraa’id qabtay.

Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa casuumad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka Mareykanka Donald Trump.

Hoos ka daawo Shirka jaraa’id.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here