Dhageyso Ciidamada Badda Jabuuti Oo Gacanta Ku Dhigay Maraakiib Si Sharci Darro Ah Uga Kaluumeysanaayey Biyaha Dalka Jabuut

Mas’uuliyiinta Dowladda Jabuuti ayaa ka warbixiyey Maraakiib si sharci darro ah uga kaluumeysanaayey Badda dalka Jabuuti oo ciidamada dalkaasi ay gacanta ku soo dhigeen.

Agaasimaha Wasaaradda Kaluumeysiga dalka Jabuuti Axmed Nagaal Jibriil ayaa sheegay in maraakiibta la qabtay ay Jariifayeen Badda dalka Jabuuti.

Axmed Nagaal ayaa sheegay in Sharciga Caalamiga ee Badaha la beegsan doonaan dalka iska leh Maraakiibta la qabtay.

Hoos ka dhageyso Codka Agaasimaha Wasaaradda Kaluumeysiga dalka Jabuuti.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here