Akhriso Safiirka Ethiopia U Fadhiyo Hargeysa Oo Hambalyo Ku Aadan 18-ka MAY U Diray Shacabka Iyo Dowladda Somaliland

Danjiraha dowladda Ethiopia u fadhiya Somaliland Gen. Berha Tesfay ayaa shacabka Somaliland uga hambalyeeyay 26 sano guuradii ka soo wareegtay markii Somaliland ay ka laabatay midnimada Somaliland.

“Anigoo ku hadlayo magaca Waaaradda Arimaha Dibadda Ethiopia waxaan hambalyo u dirayaa shacabka Somaliland, waxaana ugu hambalyeenaya maalinta qaranimada Somaliland ee ku beegan 18-ka MAY ee sanadkan 2017″ ayaa lagu yiri Qoraal rasmi ah oo ka soo baxay xafiiska danjire Berha Tesfay.

Hoos ka akhriso Qoraalka ka soo baxay danjiraha Ethiopia u joogo Somaliland

Danjraha Ethiopia ee Somaliland

 

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here