Munaasabadda 18 MAY Oo Sanad Walbo Laga Xusi Jiray Deegaanada Somaliland Ayaa Sanadkan Loo Bedelay Qaaraan Aruurin(Video)

Somaliland ayaa munaasabaddii 18 MAY ee sanad walbo si weyn looga xusi jiray gobolada Somaliland oo dhan ayaa xuskaasi sanadkan waxaa loo bedelay Qaaraan Aruurin loo sameynayo dadka abaaraha ay saameeyeen.

Hoos ka daawo mas’uulyin ka tirsan Somaliland oo sharaxaayo Qaaraankaasi iyo xiliga uu soconaayo.

 

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here