Amin Caamir Oo Kartoon Cajiib Ah Ku Muujiyey 3 Kooxood Oo Iska Kaashanayo Burburinta Dowladda Madaxweyne Farmaajo(Sawir)

Farshaxaniistaha caanka ah ee Soomaaliyeed Amin Arts ayaa kartoon ku muujiyey sadex kooxood oo iska kaashanayo burburinta dowladda Soomaaliya ee uu madaxweyne ka yahay Maxamed C/laahi Farmaajo.

Sadexda koox ee uu kartoonka ku muujiyey Amin Caamir ayaa kala ah: Dam-jadiid, Aala Sheekh iyo Kooxda Qaran Dumis ee dhowaan looga dhawaaqay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Hoos ka daawo Sawirka Amin Caamir uu ka sameeyey sadexdan kooxood:

Amin Photo

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here