Cali Khaliif Galeyr Oo Ka Warbixiyey Joogitaankiisa Magaalada Hargeysa Ee Caasimadda Somaliland(Video)

Hogaamiyaha Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galeyr ayaa warbaahinta uga warbixiyey joogitaankiisa magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland.

Cali Khaliif ayaa magaalada Hargeysa u joogo dhameystirka heshiis horudhac ah oo ay gaareen Somaliland iyo Khaatumo si loo soo afjaro colaado horey uga dhacay deegaanada Bariga Somaliland oo looga dhawaaqay maamul lagu magacaabay Khaatumo.

Hoos ka daawo wareysi uu Cali Khalif siiyey Telefishinka Horn Cable.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here