Akhriso Liiska Gudoomiyeyaasha Cusub Ee Degmooyinka Gobolka Banaadir Oo La Shaaciyey

Gudoomiyeyaasha cusub ee degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa caawa fiidkii magacyadooda la saaciyey iyadoo lagu soo daray liiska labo gudoomiye oo ka soo kala jeedo beelaha Biimaal iyo Majeerteen kuwaasoo kala metelaayo beelaha Dir iyo Daarood oo markii ugu horeysay lagu soo daray maamulka gobolka Banaadir kadib burburkii dowladda dhexe 1991.

Wareegto ka soo baxday Wasaaradda Arrimaha Gudaha Juxa ayaa lagu magacaabay Guddoomiyeyaasha degmooyinka.

1- Degmada C/casiis: Sharmaarke Maxamed Ladane

2- Degmada Kaaraan: C/fataax Nuur cali yaanyo

3- Degmada Shibis: Safiyo Sheekh Cali Jimcaale

4- Degmada Yaaqshiid:  Axmed Xasan Maxamuud

5- Degmada Howlwadaag:  C/kariin Cali Kaar

6- Degmada Hodan: Maxamed Axmed Cantoobo

7- Degmada Dayniile: C/wali Nuur Faarax

8- Degmada Wadajir: Cumar C/llaahi Xasan

9- Degmada Dharkeenley:  C/raxmaan Siid cali

10- Degmada Shingaani: Basmo Cumar Axmed

11- Degmada xamerweyne: Cumar Shariif Maye

12- Degnada Xamar Jajab: C/wali C/llaahi Maxamed

13- Degmada Waabari Rowdo C/llaahi

14- Degmada boondheere:  Zeinab Yuusuf Wehliye

15- Degmada Warta Nabada Zeinab Maxamuud Warasame

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here