Madaxweyne Farmaajo Oo Si Diiran Loogu Dhaweeyey Dalka Jabuuti(Sawiro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa waxaa uu booqasho rasmi ah ku dalka Jabuuti kadib markii uu Casuumad ka helay dhiggiisa dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.

Kadib soo dhoweyn heersare ah oo Qasriga dalka Jabuuti ka dhacday, labada Madaxweyne waxay ka wada hadleen xiriirka soo jireenka ee labada dal u dhaxeeya iyo iskaashiga dhinacyada badan ee labada dal ka dhexeeyo.

Madaxweyne Farmaajo oo khudbad kooban jeediyey soo dhoweynta kadib ayaa Walaalaha Jabuuti Jabuuti uga mahadceliyey kaalinta ay ka qaateen nabad ku soo dabaalida dalka Soomaaliya oo ay halakeen dagaallo sokeeye, Burcad-badeed iyo Argagaxiso.Farmaajo in Djibouti Farmaajo in Djibouti0 Farmaajo in Djibouti1 Farmaajo in Djibouti2 Farmaajo in Djibouti3

 

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here