Taliyaha Booliiska Dowladda Federalka Oo Dowladda Japan Ka Gudoomay Gaadiid Ay Ugu Deeqday Booliiska Soomaaliya(Sawiro)

Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa maanta dowladda Japan  kala wareegay qalab Booliska loogu deeqay ciidanka Booliska dalka Soomaaliya.

Waxaa Qalabkaan lagu wareegay Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliya General C/xakiin Daahir Saciid (Saacid).

General C/xakiin Saacid ayaa sheegay in qalabkaan uu muhiim u yahay ciidamada Booliska Soomaaliyed isla markaasina waxbadan ka bedeli doono howlgalada lagu dagaalamayo amni darrada dalka ka jirto.

Japan aid to Somali police Japan aid to Somali police1 Japan aid to Somali police2 Japan aid to Somali police3 Japan aid to Somali police4

 

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here