Akhriso Maamulka Jubbaland Ayaa Qaadacay Qorshe Lagu Qaybsanaayo Kheyraadka Dalka Oo Dowladda Federalka Diyaarisay

Maamul goboleedka Jubbaland ayaa soo saaray Qoraal lagu shaaciyey in maamulka uu gabi ahaanba laalay wax allaale wixii la xiriirey qeybsiga kheyraadka dalka.

Jubbaland ayaa sheegay inay arin sameysay kadib markii dawladda federaalka ay daacad ka noqon weysey hadallo is khilaafsan oo ka soo baxay Wasiirka Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Dowladda Federalka.

Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in kheyraadkeeda ka faa’iideysan doonto ilaa inta laga helaayo xeer la isku waafaqasanyahay oo dalka dhan laga hirgaliyo.

Hoos ka akhriso qoraalka Jubbaland soo saartay

kheyraadka-dalka

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here