Wariye C/Maalik Muuse Coldoon Oo Lagu Sii Daayey Cafis Madaxweyne(Akhriso Wareegto)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta cafis u fidiyey Wariye C/maalik Muuse Coldoon oo maxkamad ay ku xukuntay 2 sano oo xarig ah.

C/Maalik Muuse Coldoon ayaa lagu soo eedeeyay inuu liddi ku yahay jiritaanka iyo qaranimada Somaliland.

Hoos ka akhriso wareegtada uu Madaxweyne Siilaanyo ku fasaxay wariye Coldoon.

Wareegto Coldoon lagu sii daayey

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here