Madaxweyne Farmaajo Iyo Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi Oo Ku Kulmay Dalka Qatar (Sawiro)

Iyadoo Culumada Soomaaliyeed ay kaalin muuqata ka geysan karaan dadaalka loogu jiro dib u yagleelidda dowladnimada curdanka ah ee Soomaaliya ayaa madaxweynaha dowladda Federalka Soomaaliya wuxuu magaalada Doha ee dalka Qatar kula kulmay Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi oo ka mid ah Culimada Soomaalida ugu waaweyn.

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay kulankaasi ayaa sheegay inuu dhageysan doono talooyinkooda iyo talo toosinta Culimada Soomaaliyeed.

Dhanka kale, Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi uu ayaa la dardaamay madaxweynaha iyo wafdigiisa, wuxuuna faray Alle ka baqid iyo camal walbo loo niyeysto Cibaado.s

Hoos ka daawo Sawirada Wafdiga madaxweynaha iyo Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi

Sh cabdirashiid sh cali suufi Sh cabdirashiid sh cali suufi1 Sh cabdirashiid sh cali suufi2 Sh cabdirashiid sh cali suufi3 Sh cabdirashiid sh cali suufi4 Sh cabdirashiid sh cali suufi5

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here