Wasiirka Maaliyadda DF Dr. C/raxmaan Beyle Iyo Taliska Booliiska Oo Ka Wada Hadley Qaabka Canshuuraha Loo Soo Aruurinaayo (Sawiro)

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa Maanta kormeer ku tagay Xarunta Hogaanka Canshuuraha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Dr. Bayle ayaa la kulmay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Genral C/xakiin Daahir Siciid Saacid, waxayna ka wada hadleen sidii Wasaaradda Maaliyadda iyo Ciidanka Booliska ay iskaga kaashan lahaayeen dardargalinta Qaadista Canshuuraha.

Labada mas’uul¬†ayaa isla meel dhigay kaalinta taliska Booliska kaga beegan sidii lo soo xareyn lahaa¬†Canshuuraha dalka.

Dr Beyle Dr Beyle1

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here